
|
 |
FATIMA USMAN
(synt. Nigeria, Niger)
on tullut vuonna 1990 Suomeen. Hän on suomen kansalainen ja
neljän lapsen yksinhuoltaja.
Koulutukseltaan hän on peruskoulun opettaja ja toimii nykyisin
Kassandran taidetyöpajojen vetäjänä ja hallituksen jäsenenä.
Hän osallistui kesällä 2000 Ritva Siikalan ohjaamaan
monikulttuuriseen esitykseen Sateenkaari Katajanokan konepajassa.
(ku dhalatay. Nigeria, Niger)
Finland waxay timid 1990. Waa ruux finnish ahna hooyo kaligeed afar caruur kaligeed korsato.
Waxay soo baratay macalinimo ee dugsiyada hoose, hadeerse ururka Kassandra ayeey ka tahay isku dabo ride
shaqada farshaxanka waxayna xubin ka tahay madaxa ururka.
Wakhtiga xagaaga 2000 ayeey ka qayb qaadatay bandhig ahaa dhaqamada kala duwan ay Ritva Siikala isku
duba ridaysay oo ahaa qaansoroobaad, kana dhacay Katajanokan konepajassa.
|
|